Su’aalo Romantic ah ⁴ᴷ┇ su’aalo jacayl ah ┇Qaybtii 2aad

Hordhac ⁴ᴷ┇ su’aalo romantic ah ┇moha pro

Cajiib waxaan rabaa inaan qoraalkaan kuugu sheego 10 su’aalood oo romantic kuwaas oo aad weydiin karto qofkaaga ama qoftaada, waxayna keenayaan inaad waqti qurux badan oo caajis la,aan ah aad wada qaadataan, sidoo kale faaiidada kale waxaa ka mida isdhexgalka labada qof yacnii qofkaaga waxyaabo badan ayaadka baranaysaa shakhsiyadiisa markaad su’aalo badan is dhaafsataan su’aalahaas oo ay ka mid yihiin kuwaan kuugu sheegayo qoraalkaan, marka saaxiib xitaa hadaadan shukaansiga ku fiicnayn anaa waxaan isku dayaayaa inaan halkaan kuugu sheego su’aalo aadku bilaabi karto shukaansigaaga waana kuwaane kaalay akhriso.

su'aalo romantic ah

Bilowga ⁴ᴷ┇ su’aalo romantic ah ┇moha pro

fariinta 1aad ee Su’aalo Romantic ah : dadka addunkaan ku nool waa kala dookh marka su’aashaan weydii si aad u ogaato in qofkaagu ka helay qaabka xariiirkiinu u socdo iyo inkale “maku faraxsantahay qaabka uu usocdo xiriirkeenu hadda?”:

fariinta 2aad ee su’aalo romantic ah : waa macquul inay jirto dabeecad uu kugu nacay qofkaagu , marka haday jirto weydiii su’aashaan si aad u ogaato : “ma jirtaa hal dabeecad oo aan leeyahay oo aad igu necebtahay ma jirtaa ?”

fariinta 3aad ee su’aalo romantic ah : qof walba oo qof jecel waxaa jirta sababo uu ku doortay, marka weydii su’aashaan si aad u ogaato wxyaabaha laguugu doortay, ” waxaad ii sheegtaa waxyaabaha aad igu jeceshahay qayb ka mid ah? “

fariinta 4aad ee su’aalo romantic ah :marmarka qaar way dhacdaa hadaan wiil tahay inaad magaalada aado sax, haday taas jirto weydii qoftaada waxaad horey ugu soo qaaadi lahayd markaad soo laabanayso i a “maxaad jeclaan lahayd inaan kuu keeno marka xiga ee aan kulmayno?”:

fariinta 5aad ee su’aalo romantic ah : fariintaan waa fariin aad ku ogaanayso magaca uu qofkaaga kula jecelyhy inuu marwalba kuugu yeero :“ma ii sheegi kartaa hal magac oo aad jeclaan lahayd inaad iigu yeerto marwalba? “:

fariinta 6aad ee su’aalo romantic ah : fariintaan waxaadku ogaanayso waxyaabaha ku jira niyada qofkaaga ama uu kaa dalban lahaa: “hadaan ku dhihi lahaa waxaad rabto iga dalbo maxaad iga dalban lahayd ?”

fariinta 7aad ee su’aalo romantic ah : fariintaan waa fariin fani ah waxaadna ku ogaan kartaa imisa ayaa lagu xiiseeyaa ” midee dooran lahayd 7 beri aniga laantayda ama 30 beri mobilkaaga la’aantiisa?”

fariinta 8aad ee su’aalo romantic ah :fariintaan waxaadku ogaan go’aamada uu gaaro qofkaagu markey qof isku dhacaan ,“lacala hadaan kala tagno isku dhacno ma i siin lahayd fursad labaad si aan noloshaada ugu soo laabto?”

su'aalo romantic ah

fariinta 9aad ee su’aalo romantic ah : su’aashaan waxad kaga codsan qofkaaga inuu waxkaaga sheego dadkii nloshiisa farxad galiyay haddii lagu sheegana caadi hadaan lagu sheegina caadi weeye saaxiib : “waa kuma qofka farxadaada badankeeda sabab unooqda?”

fariinta 10aad ee su’aalo romantic ah : fariintaan si guud waxaad u ogaan kaalinta aad noloshiisa ugu jirto qofkaaga, si aad u ogaatana weydii su’aashaan,“halkee ama booskee kaga jiraa noloshaada?”

fariinta 11aad ee su’aalo romantic ah : fariintaan waa fariin aadku muujinaysa wanaaga ama qiimaha ay leedahay inaad waalid noqotaan waana tan : “macane / macaanto sidee ayay farxadaadu noqon markaan aragto adoo aabbe ah iyo anoo hooyo ah”,

fariinta 12aad ee su’aalo romantic ah : waa fariin cajiib ah waxaadna kaga codsan qofkaaga inaad weydiiso qalbigaaga yacnii qofkaaga inuu kuu sheego haddii ay jiraan su’aalo uu jeclaan lahaa inuu ku weydiiyo marka fariintaan weydii aragna wuxuu ku jawaabo ” Gacalo ama Gacaliye kawaran ma jiraan su’aalo aad iweydiin lahayd kuwaas oo la xiriira jacaylkeena? “,

fariinta 13aad ee su’aalo romantic ah : su’aashaan waxaad ku ogaan waxyaabaha uu ka helo inaad wada daawataan waqtiyada aad jaaniska leedihiin sida waqtiga aad qolkiina iska joogtaan markaad lamaane noqotaan i a .” Gacaliye ama gacaliso ma jiraa film aad jeclaan lahayd inaan wada daawano si wada jira film nooceeyana ayaad xiisaysaa?”,

fariinta 14aad ee su’aalo romantic ah : fariintaan waxa u muujinaysaa qofkaaga inuu yahay qof qaali ah , isaguna waa kaa fakari doona marwalba oo kaa maqanyahay :“xabiibi intaad iga maqayd waxaan sameeyay mataqaan , hee ayuu oran , waxaan sameeyay fariimaheenii ayaa dib u akhristey, waayo waa dhaxalka kaliya ee aan kugu sugo markaad iga maqantahay “?.

fariinta 15aad ee su’aalo romantic ah : su’aashaan waa su’aal cajiib ah waxadna waxka ogaan kartaa dookha ama magacyada uu ka helo qofkaaga. ” lacala haddii lagu dhihi lahaa markaan dhalanayay waad joogtey , oo magac ii bixii ku dhihi lahaa maxad ii bixin lahayd”,

fariinta 16aad ee su’aalo romantic ah : su’aashaan waxay aragti buuxda kaasiinaysa dabeecada qofkaaga.: ” Haddaan kaa xanaaqo oo kula soo hadli waayo mayga tagi lahaydna? “,

fariinta 17aad ee su’aalo romantic ah : su’aashaan ha weydiin qoftaada hadaad waxay kaa codsato aadan awoodeeda lahayn.: ” waxkasta oo aad rabto iga dalbo hadaan ku dhoho , maxaad iga dalban lahaydna ?”.

fariinta 18aad ee su’aalo romantic ah : su’aashaas hadaad weydiiso oo aysan ama uusan qodabo badan kuu tixin kuma jecla ku dhihi karaa qofkaas. : “naxariis noocee ah ayaad ii muujin lahayd si aan lacala hadaan noloshaada kusoo biiro hpii? “.

fariinta 19aad ee su’aalo romantic ah : fariintaad weydii si aad wax uun uga ogaato qiimaha aad noloshiisa ku leedahay qofkaaga : “Dadku markey kuweydiiyaan jacaylkaaga oo aniga ah , muxuu kuu yahay maxadku dhahdaa ?”.

fariinta 20aad ee su’aalo romantic ah : tan waxaadku ogaan kartaa qaabka ama heerka uu gaarsiisan yahay maseerka wiilkaad wada socotaan : “Lacala maxad samayn lahayd hppi hadaad igu aragto anoo wiil la fadhiya intaad si kadis ah iigu timid ?”,

fariinta 21aad ee su’aalo romantic ah : su’aashaan waxaad weydiin kartaa qofaad isku cusubtihiin si aad wax uga ogaato waxyaabaha uu ka xanaaqo.: ” maxaa badanaa kaa xanaajiya aaankaa ilaaliyee Qaali ?”

fariinta 22aad ee su’aalo romantic ah : Markii shukaansigu meel dhexe idiin maraayo weydii su’aashaan “hppi, malahayd xiriiro hore ama masoo samaysay hortey xiriiro? , mana ii sheegi kartaa haday jireen waxyaabo aad ku kala tagteen?”.

su'aalo romantic ah

fariinta 23aad ee su’aalo romantic ah :   tani waxay cabirkaa siinaysaa sida qofkaaga uu jacaylka wax uga yaqaan waxaan kuu rajayn saaxiib jawaab wanaagsan insha allah🤣😛.” lacala hadaan maalin maalmaha ka mida kaa xanuunsado ilaahay naguma keenee , anoo laabtaada ku jiifa ma ii cadayi lahayd welibana intaan ii jilciso ama ii calaliso cadayga?”,

fariinta 24aad ee su’aalo romantic ah : oraahdaan waa oraah aad u cajiib ah ismana lihi waxaa jirta fariin ka romantic-san oo laysku qoro, waayo qofkii waxaad gaysay heer uusan gaarin.: ” Aniga inta badan waa fakaraa waxkalena kama fako waxaan kafaraa sidaan u keeni lahaa eray qiimahaaga u qalma tusaale dadku waxay isku dhahaan habiibi iwm, adiga waxaas oo dhan waadka qiimo weyntahay marka mayga caawin kartaa eray aan kugu qeexo wanaagaaga ? “,

fariinta 25aad ee su’aalo romantic ah : fariintaan 25aad adaan kuu dhaafay saaxiib qaybta commentiga kuu banaan een ku qaado waqtigaaga nooguna reeb fariintaas ka guuxaysa qalbiga.

Gabogabo ⁴ᴷ┇ su’aalo romantic ah ┇moha pro

Waxaan jeclahay inaad wax uunka faaiiday su,aalahaas aan kor kuugu sheegay saxiib xitaa waxaan jeclahay waxyar inaadka faiiday oo aad shukaansigaaga ku qurux san karto saaxiib, haday saastahay saaxiib si aan u ogaado fariinta aadka kuuu cajabisay qaybta commentiga kaalay iigilana wadaag fariintaa waayo dareenkaaga oo aad ila wadaagto saaxiib wax wayn ayuu nolosheyda utarayaa mahadsanid.


created by : moha pro

images : pixabay.com

related : su’aalo romantic ah ⁴ᴷ┇ su’aalo ┇Part 1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *