Su’aalo Romantic ah ⁴ᴷ┇ Su’aalo jacayl ah ┇Qaybtii 1aad

Hordhac ⁴ᴷ┇ su’aalo Romantic ah ┇moha pro

Su’aalo romantic ah , aan iska dhahno gabar ayaad isbarateen, waxaad diyaar utahay inaad u qorto fariintaadi koowaad, waxaad rabtaa salaam ama fariin qurux badan inaad hawada u mariso, marka meelaad waxka bilowdana waad garan ladahay, haday saastahay qoraalkan waxadku fahmaysaa ama aadku baranaysaa su’aalo loo qori karo qofaad isku cusubtihiin ama aad horey uwada socoteen , waana kuwaane saaxiib akhris haboon.

Bilowga ⁴ᴷ┇ su’aalo Romantic ah ┇moha pro

fariinta 1aad ee Su’aalo romantic ah :waa fariin fani ah una dir gabaraad saaxiibo tihiin“ waan ogahay jacaylka waxaa ka fiican saaxiibnimada laakin ilaayo goorma ayay socondoontaa saaxiibtinimadeena.”

fariinta 2aad ee Su’aalo romantic ah : fariintaan  waxaad udirtaa gabar aadan aqoon :-“Ugu danbayn waan imid waxaan maqlay inaad iraadinaysay maalmahan “.

fariinta 3aad ee Su’aalo romantic ah : waa fariin ammaana waxaad uqortaa qofaad istaqaanaan:-waan ka helaa dhoolacadayntaada, laakin waxaan ka jeclahay markaad daraaday udhoolo cadayso ‘’.

su'aalo

fariinta 4aad ee Su’aalo romantic ah : waa fariin amaana udir fariintaan qof kugu cusub : “ waxaan kuu soo qori rabay fariin qurux badan laakin markaa arkay sawirkaaga qurxoon waxaan ilaaway fariintii qurxooneeyd een kuu soo qori rabay”.

fariinta 5aad ee Su’aalo romantic ah : waa fariin romantic ah uqor qofaad lambar kala qaadateen:-“ ii sheeg maxaan ku qortaa lambarkaaga , mase waxaan iskaga qortaa qoftayda khaaska ah”.

fariinta 6aad ee Su’aalo romantic ah : waa fariin funy ah waxaad uqortaa gabar aad xiriirka rabto: “ waxaan dheelaynaa game yar ok hadaad iga heshay dhoolacdee hadii kalane 100 mar oo bush up ah samee ”.

fariinta 7aad ee Su’aalo romantic ah : waxaad uqori kartaa fariintaan qof kugu cusub “Ma aqaano sida fariin loogu diro gabar sidaada oo kale u qurux badan, Ugu yaraan mayga caawin kartaa meeshaan waxka bilaabi lahaa”

fariinta 8aad ee Su’aalo romantic ah : udir gabaraad ka heshay : “sixirole maahi laakin waxaad fariintayda ka akhrinaysaa notifications ka mobile-kaaga”

su'aalo romantic ah

fariinta 9aad ee Su’aalo romantic ah : fariin gaaban oo aadku salaami karto gabar aadan aqoon “Asc magacaaga laabaad amiiro mayaa, waayo waxaad u ektahay amiiradayda mustaqbalka”.

fariinta 10aad ee Su’aalo romantic ah :waxaad udiri kartaa qof mashquul badan kuna dhheh sidaan:“ waxaan weli sugayaa goorta uu mashquulkaagu dhamaandoono anna aan noqdo waxa kaliya ee aadku mashquusho.”

fariinta 11aad ee Su’aalo romantic ah : waa fariin romantic ah udir qofaadka heshay:“waadku qasbantahay inaadka soo qayb gasho arooskayga waayo majiro aroos dhacaya aroosadii oo maqan”.

fariinta 12aad ee Su’aalo romantic ah : waa fariin amaan ah oo aad udiri karto Gabar ay idinka dhaxayso saaxiibtinimo.“ Waa macquul adiga aktaada inaa saaxiib caadiya ka ahay, laakin aniga aktayda maxaad uga tahay gabadhaan asxaabtayda ugu jeclahay”.

su'aalo romantic ah

fariinta 13aad ee Su’aalo romantic ah : waa fariin aad kaga yaabin karto qofka aad udirayso waxayna ku leedahay sidaan:-“ waa lagu guuleystay  mishinkii koowaad ee ahaa ,sidii loo heli lahaa lambarkaaga , hadda waxaa xiga mishinkii labaad oo ah qalbigaaga sidii loo heli lahaa”

fariinta 14aad ee Su’aalo romantic ah : waa fariin funy iyo amaan ba ah “ maxaad ka qabtaa inaa sawirkaa statuska soo saarsado si aan utuso  asxaabtayda gabdha qalbigayga xaday”.

fariinta 15aad ee Su’aalo romantic ah : waa fariin aad udiri karto qof mashquul badan:- ” waan ogahay inaad  qof mashquul badantahay laakin anigana maygu dari kartaa waxaad ku mashquusho”.

fariinta 16aad ee Su’aalo romantic ah : waxaad uqori kartaa gabaraad ka heshay:“ xalay waxaan ku riyooday aniga oo kula cashaynaya, malaga yaabaa inay riyadaas rumowdo”.

fariinta 17aad ee Su’aalo romantic ah : waa fariin amaan iyo romantic ah udir gabaraadka heshay“ hooyaday waxay idhihi jirtay waxaad baran doonta gabar qurux badan  oo sharafleh , waxaan umalaynayaa adiga ayay kaa waday ”.

fariinta 18aad ee Su’aalo romantic ah : waa fariin amaana waxaad udirtaa gabar aad saaxiiibo tihiin, ku dheh sidaan: “ Asc maanta ma aragtay qofkuu sheegay inaad qurux badantahay? haday  maya tahay anigaa ayaa jeclaystay inaa noqdo qofkii koowaad ee kugu dhaha waad qurux badantahay”.

fariinta 19aad ee Su’aalo romantic ah : waa fariin amaana ” waxaan wali sugayaa  ilaa intaad ka seexanayso  , si aan fariin qurux badan kuugu soo qoro aana u noqoto qofka koowaad ee subixii fariintiisa quruxda badan aad Khadka kusoo gasho”.

fariinta 20aad ee Su’aalo romantic ah : waxaad udirtaaa gabara aadan waligaa la hadlin.“Ducadaadi koowaad ee ahayd wiil aniga oo kale ah inuu kula soo hadlo waa la aqbalay marka asc..”,

fariinta 21aad ee Su’aalo romantic ah : fariintaan waa su’aal aad ku jawaabi karto markii lagu su’aalo fariintaan : “Haddii uu qof kaagu ku su’aalo maxaad haysaa? , ku dheh sidaan : hadii aadka wado maxaad gacantaada ku haysaa , mobilkayga ayaan gacantayda ku hystaa laakin waxaan ka jeclaan lahaa inaa gacantaada haysto” 

fariinta 22aad ee Su’aalo romantic ah : fariintaan waa fariin aadku ogaan karto fariimaha cajabiya ama xasuusihii uu ugu jeclaa ee soomaray noloshiisa qofkaad wada socotaan, waxay leedahay sidaan: ” maxay tahay xasuusta markaad xasuusato aad iska dhoolacadayso?”

fariinta 23aad ee Su’aalo romantic ah : fariintaan waxay furfuri kartaa shukaansigiina waxayna sahlaysaa inaad xasuuso wadagashaan qofkaad aad wada hadlaysaan. fariitaan waa fariin iska qalbi taabasho ah waxadna ku cabiri kartaa waxyaabihii xumaa ee uu soo maray qofkaan, waxayna leedahay sidaan :” maxay ahayd wixii ugu xumaa ee aadka shalayso noloshaada?”.

fariinta 24aad ee Su’aalo romantic ah : : fariintaan waa fariin aad umuhiima aadna waxkaga ogaan karto aaminaada qofkaaga , waxayna leedahay sidaan: “ma aaminsantahay in qofkasta oo waanaagsan gadaal iska badali karo”.

fariinta 25aad ee Su’aalo romantic ah : su’aashan waa su’aal romantic ah waxayna ka mid tahay Su’aalo Romantic Ah ee aan qoraalkan kuugu sheegayo, waaana fariin qosol ah udir gabar ama wiil kugu cusub waxayna leedahay sidaan soo socota:“waxaan rabay inaa kuusoo qoro fariin qurux badan , laakin markaan quruxdaada arkay waan ilaaway waxaan kusoo qori rabey, sababtoo ah fariin u qalanta quruxdaada waan waayay , ee mayga caawin kartaa ama ma ii sheegi kartaa fariin u qalanta quruxdaada oo aann kuu soo qoro ?”,

fariinta 26aad ee Su’aalo romantic ah : Fariintaan waa fariin iyadana fani ah waxayna ka midtahay ciwaankeena aan ugu macgacdarnay Su’aalo Romantic Ah ,waxayna ku ledahay sidaan :” ii sheeg maxan ku qortaa lambarkaa mise waxaan iskaga qortaa qoftayda khaas ah”,

fariinta 27aad ee Su’aalo romantic ah : :fariintaan waa fariin iyadana fani ah waxayna ka midtahay ciwaankeena aan ugu macgacdarnay Su’aalo Romantic Ah, waxayna leedahay sidaan : “ma aqaan sida fariin loogu diro gabar sidaada oo kale u qurux badan, marka mayga caawin kartaa hal meel oo aan waxka bilaabo?”.

fariinta 28aad ee Su’aalo romantic ah : fariintaan waa fariin aad kusoo jeedin karto , qof uu xiriir idinka dhexeeyo waxayna ka midtahay ciwaankeena Su’aalo Romantic Ah, waxayna ku leedahay sidaan soo socota : “weli waxaan sugayaa marka uu mashquulkaagu dhaaman doono , anna aan noqon doono waxa kaliya ee aadku mashquusho “.

Gabogabo ⁴ᴷ┇ su’aalo Romantic ah ┇moha pro

su'aalo romantic ah

Su’aalo romantic ah, kor waxaan uga soo hadalney fariimo aad u cajiib ah aadna ku xiiso galin karto qofkaaga khaas ah a, dhawrkaas kalmadood oo lagu daray dhawr eray oo kale waxay keenayaan in aad shukaansiga ku noqoto qofku fiican ,marka saaxiib intaas ayaan kuugu talo galay qormadeenan waana qaybtii 1aad ee su’aalo romantic ah mahadsanid.


more info

created : moha pro

images : pixabay.com

related one : Su’aalo Romantic ah ⁴ᴷ┇ su’aalo ┇Qaybtii 2aad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *