Erayo jacayl ah Oo Naxariis Badan ⁴ᴷ┇jacayl┇Qaybtii 2aad

Hordhac ⁴ᴷ┇Erayo Jacayl ah┇ moha pro

Cajiib, marmar ma garan weydaa fariin ama sms qurux badan oo aad hawada u mariso jacaylkaaga haa haday tahay jawaabtaadu waxaan qoraalkaan kuugu sheegayaa fariimo ku haboon shukaansiga kuwaas oo aad ku oran karto qofkaaga.

Magacaygu waa Mohamud Abshir waxaan ahay youtuber (content creator ) iyo blogger waxaana inta badan social media kusoo galaa MOHA PRO. waxaana soo gudbiyaa muuqaalo ka kooban qaybahaan soo socda : Maahmaayo, xikmado dhiirigalin iyo marmar muuqaalo quseeya shukaansiga sida qoraalkaan aad akhrinayso oo kale, Youtube name : MOHA PRO website-name : mohaproreviews.com ,kuna soo dhawoow fariimahaas shukaansiga ama eraydaas jacaylka ah ee cajiibka ah :

Bilowga ⁴ᴷ┇Erayo Jacayl ah┇ moha pro

Fariinta 1aad ee erayo jacayl ah : ” Markaan adiga ku bartay waxaan iska dhaafay la hadalka dadka kale iyo barashada dadka cusub waayo marabo inay iga kaa mashquuliyaan “.

Fariinta 2aad ee erayo jacayl ah : “waxaa laga yaabaa inaan marmar isdagaalno marmar kala caroono , laakin ogsoonow naftaan si walba oo ay kaaga carooto go’aan kuma gaari karto inay kaa dheerato adiga qaali “

Fariinta 3aad ee erayo jacayl ah :” Runtii kalsoonida aad igu qabto waxay igu kor dhisaa jacayl mana kaa fogaan doono abid”.

Fariinta 4aad ee erayo jacayl ah : ” ma ogtahay maalintii nolosheyda ugu quruxda badnayn inay ahayd maalintaan adiga ku bartey”.

Fariinta 5aad ee erayo jacayl ah : “jacaylku aragti maahan, waayo waxaa jira dad is jecel oo aan weligood is arag, jacaylkoodana qalbiga ayay ku haystaan, halka wax ee ay aaminsanyihiina waa inay maalin uun is heli doonaan “.

Fariinta 6aad ee erayo jacayl ah : ” hubaal waxaad tahay qofka kaliya ee aanan ka maarmin aana jaeclahay inuu garabkayga ahaado xaalad walba oo aan ku suganahay”

Fariinta 7aad ee erayo jacayl ah : ” waxaad tahay qofka ibaray micnaha jacaylka , ina siiyay kalsooni buuxda , waanku jeclahay mcn !! “

Fariinta 8aad ee erayo jacayl ah : “waxaad tahay ruuxa markaan la hadlaayo aan ku dareemo agtiisa farxad , kaliya waxa aan sugi la ahay ayaa maalinta aan noloshaada kusoo biiri doono mcn”

Fariinta 9aad ee erayo jacayl ah : ” nolosha qof walba waxaa uu ku fanaa qof anna qofka aan ku faano waa adiga mcn “

Fariinta 10aad ee erayo jacayl ah : ” ma ogtahay maalintaan noloshaada ku soo biiray inaan ahaa qof aan la xisaabsan, ilaahay ka sokow qof nolosheyda micnaha u yeelay waa adiga qaali “

fariinta 11aad ee Erayo jacayl ah : “majiro qof kale ee ii matali kara booskaaga waayo naftayda kuma qanacsana, qofaan adiga ahayn. “

fariinta 12aad ee Erayo jacayl ah : “naftayda hal qof ayaan u hibeeyay , naftaydana hal ayaan ku aaminay, naftaydana hal qof ayaan siiyay, cidkalena mahane waa adiga qalbi”.

fariinta 13aad ee Erayo jacayl ah :“ma jiro wax iiga qiimo badan hadalkaaga, waayo wuxuu xambaarsanyahay dareen gooni ah”.

fariinta 14aad ee Erayo jacayl ah : “”aad bay u qurux badantahay inaad hesho qof ku siinaya naxariis iyo jacayl intaba adaan kaahelay qalbi..

fariinta 15aad ee Erayo jacayl ah : ” adduunkaan oo dhan sababta aan adiga kaaga doortey ayaa ah naxariistaada iyo hab dhaqankaaga”.

fariinta 16aad ee Erayo jacayl ah : “waxaan ku siiyay qalbi aan u diiday inuu dago qofkale inuu dago,waxaan hadiyad kaaga dhigay jacayl aan u oo galayn cidkale inaan siiyo Qalbi”.

fariinta 17aad ee Erayo jacayl ah :“noloshu waa mid qurxoon ,jacaylka aan dareemayana waa mid macaan, maalin walba oo qrrax soo baxdana waxaan dareemayaa farxad waxkalena maahane waa adiga daraadaa Qalbi”.

fariinta1 8aad ee Erayo jacayl ah : “qof walba waa ku dhihi karaa waan ku jeclahay, Balse qof walba naxariis iyo kalsooni kuma siin karo, “.

fariinta 19aad ee Erayo jacayl ah : “Qofka kaliya ee waxaad tahay aan guushiisa ku farxo kana naxo dhibkiisa, waayo waxaad tahay ruuxa mar walba i garabtaan “.

fariinta 20aad ee Erayo jacayl ah : ” waxaad igu beertay jacayl midkii ugu wanaagsanaa, waxaad isiisay ixtiraam midkii ugu qiimaha badnaa , anna waan ku jeclaaday ilaa xad “.

fariinta 21aad ee Erayo jacayl ah : ” Adaan kuu dhaafay fariintaan waayo adba waxaad tahay macalin aan waxba laga ogayn, marka kaalay iskaaya bar oo qaybta commenti qaadana fariinta 20aad ee erayo jacayl ah.

Gabogabo ⁴ᴷ┇Erayo Jacayl ah┇ moha pro

Isma lihi waxaa jira walaalkuu sheegatya erayadaan oo kale si aad u hantido qalbiga ruux, waayo eraydaan waxay keenayaan in lagaa aamino inaad tahay ruux shukaansiga ku fiican , waxayna keenayaan in qofku xiiseeyo la hadalkaaga saasna aad ku qaadato qalbigiisa , waayo waxaad u muuqataa inaad tahay ruux xikmad ay ku duugantahay haasaawihiisa / shukaansigiisa waa hadaad adeegsato erayo jacayl ah sida kuwa aan kor kuugu sheegay .

Digniin ! fariimahaan kaliya waxay shaqaynayaan markaad haysato qof qalbigiisu kusoo jeedo, waayo hadaad ku dhahdo qofaan wax dana kaa lahayn, waxaa laga yaabaa inuu kuu arko inaad iska hadlayso uun.

keenayaan : oraahyadaan iyo kuwo kale oo laysku daray waxay keeni karaan inay qalbi kuusoo xero galiyaan kadibna laguugu yeero mulkiilaha qalbiga, hadaba haday saastahay waxaan rabay ayaa inaan kuu sheego ariimahaas iska kal gacalka hubiga ah si aad qalbiga qof aad u qaadato.

saad ku soo aragtay qoraalka kore waxaa ah fariimo aad u qiimo badan kuwaas oo loogu yeeri karo Erayo jacayl ah, waan hubaa hadaad fahamtay micnaha guud ee ay ka hadlayaan waxaan jeclahay inaad wax uunka faaiiday , haday saas tahay fariinta ku cajabisay qaybta commentiga iigu reeb mahadsanid saaxiib guuleyso


More info

creator : moha pro |Youtube link

related : erayo jacayl ah

images : pixabay.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *