Erayo jacayl ah Oo Naxariis Badan ⁴ᴷ┇jacayl┇Qaybtii 4aad

Hordhac ⁴ᴷ┇Erayo Jacayl ah┇ moha pro

maku dalaanayd helida erayo ama fariimo jacayl ah kuwaas oo aad u hadiyadayn karto ama aad ku oran karto qofkaad sheeko wadaagta tihiin ama si kale hadaan u dhigno xiriirku idinka dhexeeyo?, haday taas jirto waxaan kuu haya xalkeeda saaxiib.

Digniin! fariimahaan ha u adeegsan inaad qof qalbigiisa ku dhaawacdo ka dibna aad ka dheeraato , waayo arintaas waa arin aad u uxun , oo hadaad qofka qalbigiisa intaad qaadato aad ka fogaato waa arin aad fool xun aana wanaagsanayn mustaqbalkaaga danbe laga yaabaa inay nabsi kugu noqoto arintaan .

Magacaygu waa Mohamud Abshir waxaan ahay youtuber (content creator ) iyo blogger waxaana inta badan social media kusoo galaa MOHA PRO. waxaana soo gudbiyaa muuqaalo ka kooban qaybahaan soo socda : Maahmaayo, xikmado dhiirigalin iyo marmar muuqaalo quseeya shukaansiga sida qoraalkaan aad akhrinayso oo kale, Youtube name : MOHA PRO website-name : mohaproreviews.com ,kuna soo dhawoow fariimahaas shukaansiga ama eraydaas jacaylka ah ee cajiibka ah.

Bilowga ⁴ᴷ┇Erayo Jacayl ah┇ moha pro

Fariinta 1aad ee Erayo jacayl ah : “Uma baahni cid kale si ay ii daryeesho, kaliya codkaaga uun ayaa igu filan Qaali, waxa aad tahay ruuxa aan dhibtayda u sheegto, si naxariis lehna ii dabiibta.”

Fariinta 2aad ee Erayo jacayl ah: ” Qalbigaaga waxaan ku matalay book ay ku qoranyihiin erayo naxariis leh & kalgacayl akhristaha koowaad ee u isku daaweeya erayadaasna uu aniga yahay Qaali “.

Fariinta 3aad ee Erayo jacayl ah : ” marwalba oo aan arko typing-kaaga waxaan dareemaa farxad iyo inaad isiinayso daawo uu san isiin karin qof kale qaali “.

Fariinta 4aad ee Erayo jacayl ah : ” ilama dhalan laakin waxaan kaa jeclahay inta ila dhalatay sababtoo ah waxaad tahay ruuxa ila jooga markii qof walba oo iyaga ka mida uu qolkiisa galo si uu qofkiisa ula hadlo”.

Fariinta 5aad ee Erayo jacayl ah : ” waxaan ogaday inaad tahay qofka kaliya ee aadka iigu faana , sidaas daradeed ayaan go’aan ku gaaray inaan ku dadaalo farxadaada Qaali.”

Fariinta 6aad ee Erayo jacayl ah: “Agtaada waxa aan ka helay farxad, xushmad, naxariis iyo kalsooni, anna waxaan kuu balan qaaday inaan weligay kula joogi doono qaali”.

Fariinta 7aad ee Erayo jacayl ah : ” meel cidlo ah ayaa fariistey waxaan ogaadey ayaa ah inaad page walba oo nolosheyda ka mida aad adiga ciwaan u tahay Qaali “.

Fariinta 8aad ee Erayo jacayl ah : “Billions jeer ayaan ku leeyahay iga raali noqo waayo hortaa waxaan baray naftaada dad aan u qalmin Qaali”.

Fariinta 9aad ee Erayo jacayl ah : ” Kuma baran maalin aan ilaawi doono waayo waxaan ku baratay maalin nolosheyda farxad weyn ama guul aad u weyn ay gaartay.”

Fariinta 10aad ee Erayo jacayl ah : “waxa kaliya ee aan kuu balan qaadi karo ayaa ah inaad qalbigayga adiga ku siiyay cid kalena kula yeelan doonin “.

fariinta11aad ee erayo jacayl ah : ‘Ma joojin karo fikirkaaga iyo ka warhayntaada waayo waxaad tahay qofka aanka jeclahay inta la jinsiga iyo da’aadiisaba .”

fariinta 12aad ee erayo jacayl ah : “Ma sugi karo si aan u arko waxa mustaqbalka noo ah waayo waa riyo aad u qurux badan qalbi.”

fariinta13aad ee erayo jacayl ah : “Waxaad igu dhiirigelisaa inaan noqdo qof wanaagsan. Lamana helo qofkugu dhiirigalinaya sida wanaagsan sidaas daraadeed qalbi thank you”

fariinta14aad ee erayo jacayl ah : “Waxaan dareemayaa inaan ka dhammaystiranahay dhan walba , waxkalena maahane waxaad iga dhigtay qof aan aadane waxba uga baahnayn ilaahay SWT mooyaane.”

fariinta15aad ee erayo jacayl ah : “marmarka qaar waxaan la yaab igu noqta sida aad ii fahamto xitaa aniga oo aan hadlin, taasna cajiib ayay igu noqotey qalbi ”.

fariinta16aad ee erayo jacayl ah : “Waxaad tahay basharkii ugu wanaagsanaa ee aan noloshaan barto, waayo waxaad Ii buuxisay laba kaalmood oo nolosha muhiim u ah waana saaxiiib iyo jacayl .”

fariinta17aad ee erayo jacayl ah : “Waxaan dareemayaa nasiib fiican inaan leeyahay waayo adduunkaan lama helo qof sidaada oo kale u wanaagsan qalbi.”

erayo jacayl ah
erayo jacayl ah

fariinta 18aad ee erayo jacayl ah : “Maalin walba waa iiga qurux badantahay maalintii lasoo dhaafay, waayo nolosheyda maalin ba maalinta ka danbaysa waxaan haystaa ruux badalaya waana adiga qalbi”

Erayga 19aad ee erayo jacayl ah : “Waxaad tahay ruux ii gaara , anna waxaan rabaa inaan adiga gaar kuu ahaado si aadan noloshaan aadan maalin uun xitaa iiga cidloon”.

fariinta 20aad ee erayo jacayl ah : “ waxa kaliaya ee aan hanti ahaanta u haysto ayaa ah Qalbigaaga hodanka ah  qalbi”

fariinta 21aad ee erayo jacayl ah : fariintaan adaan kuu dhaafay si aan u xushmeeyo dareenkaaga waayo waxaad tahay mucaashaq ama mucaashaqad aan war laga hayn, marka iskaaya bar oo qaybta commentiga ka soo muuqo si aan kuugu aqoonsano mucaashaq ama mucaashaq waayay wax dhaxalka ka reeba, hhh halkaan hadaad soo gaartay mahadsanid saaxiib xushmad gaara ayaad igu leedahay guuleyso saaxiib.

Gabogabo⁴ᴷ┇Erayo Jacayl ah┇ moha pro

hadaan adiga kula sheekaysto ma jiraan wax aad ka faaiiday qormadaan sare, ama mays leedahay wax uun ayaa laga faaiidayaa, ania dabcan haa waayo hadaanan islahayn waxbaa laga faaiidayaa kulama wadaageen, hadaad isleedahay waxbaana laga faaiidayaa ama aadan islahayn waxaan jeclaan lahaa inaad qaybta comment-ga ee hoose igula wadaagto.


More info

Creator : moha pro / youtube link

related : Erayo jacayl ah

images : Pixabay.com

One comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *